Wadamada midowga Yurub ayaa diiday muddo 60 maalmood ah oo ay u qabatay dowlada Iiraan oo ku aadanaa go,aankooda ah in ay ka qaataan heshiiskii wadamada quwadaha leh ee dhanka Nucoear-ka ay la gaadheen Iiraan.
Midowga Yurub Oo Diiday Soo Jeedin Ka Timid Dalka Iiraan.
on May 9, 2019