Dowladda Kenya ayaa laga yaabaa in ay ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya ka dib markii Midowga Yurub uu dhimay kharashkii uu Kenya ku siin jiray ciidamadeeda ka joogay Soomaaliya.
Midowga Yurub oo qaadaya tallaabo horseedi karta in ciidammada Kenya ay ka baxaan Soomaaliya
on May 9, 2019