Golaha Milateriga Suudaan ayaa ku adkaysanaya in shareecada islaamka ay aasaas u sii ahaato dastuurka cusub ee dalka.
Milatariga Suudaan “waa qasab in dalka lagu xukumo shareecada Islaamka”
on May 9, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka