Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda madaxweyne Xasan Sheekh oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si weyn u dhaliiley heshiiska ay dowladaha Itoobiya iyo Soomaaliya ay ku gaareen inay dib u soo celinayaan xiriirkoodii diblomaasiyadeed. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Mucaaradka oo dowladda Soomaaliya ku dhaliilay heshiiska Itoobiya
on Jan 14, 2025