Kooxda fallaagada dalka Suuriya ayaa sheegay maanta oo Khamiis ah inay billaabeen inay gudaha u galaan magaalada Xama oo ah magaalo weyn oo ay ku sugan yihiin ciidamada dawladda Suuriya. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Mucaaradka Suuriya oo galay Xama
on Dec 5, 2024