Waxaa goordhaw banaan bax rabshado wata oo ay dhigayaan dhalinyarada Mooto bajaajta ku shaqeysa iyo dad kale oo shacab ah ka bilowday Isgooska Howl Wadaag ee magaalada Muqdisho.
Mudaharaado lo oga soo Horjeedo Dil ka dhacay Muqdisho
on Apr 13, 2019