Muqdisho: Qarax ka Dhacay Makhaayad Jalaatada lagu Iibiyo.

Submitted by on Nov 27, 2020

Qof bam isku soo xiray ayaa isku qarxiyay makhaayadda Gelato Divino oo ah goob jalaatada lagu iibiyo oo ku taalla agagaarka KM4 ee magaalada Muqdisho.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment