Musharaxiinta Mucaaradka oo qoraal digniin ah u diray beesha caalamka

Submitted by on Jan 12, 2021

Musharraxiinta mucaaradka ee madaxweynennimada Soomaaliya ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin cawaaqibka waxa ay ugu yeereen sida xun ee Villa Soomaaliya u maamushay hannaanka dooarshada.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment