Musuqmaasuq Dartii Ayaanu Isku Casilnay Raisalwasaaraha dalka Maali

Submitted by on Apr 19, 2019

Ra’iisul wasaaraha Mali iyo dhammaan xubnaha ka tirsan xukuumaddiisa ayaa ku dhawaaqay inay xilka iska casileen kaddib markii dalkaasi ay sare u kaceen dhacdooyinka amni darrada ah.Baarlamaanka ayaa Arbacadii codka kalsoonida kala noqoshada ka gudbiyay ra’iisul wasaare Soumeylou Boubeye Maiga oo ay ku eedeeyeen inuu ku guuldarey

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment