Sawirrada oo ka yimid labo meel oo kala duwan ayaa lagu arkayaa waxyeellada gaartay saldhigga nukliyeerka ee Natanz iyo sidoo kale saldhig gantaallo oo ku yaal koonfurta magaalada Tabriz. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Muuqaallo muujinaya burbur soo gaaray goobaha nukliyeerka Iiraan
on Jun 15, 2025