Kooxda maamuleysa qaadista dacwadda ka dhanka ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa Arbacadii shalay soo bandhigay muuqaallo oo aan horey loo arag oo la xiiira weerarkii 6-dii Janaayo lagu qaaday dhismaha Congress-ka ee magaalada Washington.
Muuqaalo cusub oo lagu soo bandhigay dacwadda Trump
on Feb 11, 2021