Muxuu abiya Axmed kasoo doonay Muqdisho?

Submitted by on Feb 27, 2025
← →

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Dimoquraadiga Itoobiya Mudane Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqaasho shaqo ku yimid caasimadda dalkeenna ee Muqdisho.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment