Natanyahu oo rajo ka muujiiyay sii deynta la heystayaasha

Submitted by on Dec 24, 2024
← →

JERUSALEM— Ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa khudbad uu Isniintii shalay ka jeediyay aqalka Knesset-ka  ku sheegay in horumar  laga gaaray wadahadallada socda ee lagu doonayo in lagu sii daayo la-haystayaasha Israa’iil ee lagu haysto Gaza.  » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment