Isbuucii hore ayaa waxaa dhacdo ay la yaabeen dadka ku dhaqan xaafadda Rochester ee magaalada New York maqleen kadib markii haweeneyda Willie Murphy oo 82-jir ah ay garaacday tuug guriga ugu soo dhacay.
NEW YORK: Haweeney 82-jir jirka dhisata oo garaacday tuug guriga ugu soo dhacay
on Nov 26, 2019