Cayaaryahanka weerarka ku dheela kooxda Paris St-Germain ee Neymar ayaa lagu ganaaxay in aanu ka qayb qaadan saddex cayaarood oo kuwa Yurubah sababo la xiriira in uu bartiisa Instagram-ka ku aflagaadeeyey saraakiisha cayaaraha kadib markii Manchester United ay ka adkaatay kooxdiisa PSG oo ay ku
Neymar oo laga ganaaxay cayaaraha Yurub
on Apr 26, 2019