Mas’uuliyiinta dalka Nigeria ayaa sheegay in ay xaqiijiyeen in la sii daayay 130 ka arday ee haray ee laga qafaashay dugsi ku yaalla bartamaha gobolka Niger. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Nigeria oo badbaadisay130 Caruur ah oo la afduubtay
on Dec 22, 2025