Sideed qof oo u badnaa haween asal ahaan ka soo jeeday Asia ayaa lagu dilay tooshasho ka dhacday sadex goobood oo oo ku yaaal gobolka Georgia ee dalka Mareykanka sida ay xaqiijiyeen hey’adaha amniga ee gobolkaas.
Wararka Warbaahinta Caalamka