Mid ka mid ah laba ruux oo looga shakiyay in ay u basaasayeen Imaaraadka Carabta ayaa isku dilay xabsi ku yaalla dalka Turkiga,sida ay xaqiijiyeen warbaahinta dowladda ee dalkaasi.
Nin ku eedeysnaa Basaasnimo Oo Isku dilay Gudaha Xabsi ku yaala Turkiga.
on Apr 29, 2019