Taliska ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in la qabtay isagoo dhaawacyo qaba nin la socday gaarigii labaad ee maanta ku qarxay magaalada Muqdisho,
Ninkii Waday Gaarigii Maanta ku Qarxay Muqdisho Oo la soo Bandhigay.(Sawirro)
on Jun 15, 2019