Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliya ee NISA ayaa sheegtay in 19 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab lagu dilay howlgal ay ka fulisay deegaanka Yaaqle ee Gobalka Shabeellaha Dhexe. » Akhri Qormo Dhamaystiran
NISA oo sheegtay in 19 Shabaab ah lagu dilay howlgal
on Nov 8, 2024