Qoraalka asalka ah ee heshiiska meelna uguma xusna wax shuruud ah oo Sacuudiga looga baahan yahay inuu ku biiro Heshiisyada Abraham ama uu aqoonsado Israa’iil. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Nukliyeer iyo aqoonsiga Israa’iil ma isku xiran yihiin? BBC oo baaritaan ku sameysay heshiiska nukliyeerka ee Sacuudiga iyo Mareykanka
on Sep 7, 2026