Nuureyn Maxamed Siddiiq wuxuu bishii Nofembar ee sanadkii lasoo dhaafay ku dhintay shil gaari isagoo da’diisu ay ahayd 38 sano.
Nuureyn Maxamed Siddiiq: Qaarigii Afrikaanka ahaa ee sanadihii dambe ugu codka macaanaa
on Feb 9, 2021
Wararka Warbaahinta Caalamka