Guddida Doorashooyinka Somaliland oo ay wehelinayaan Guddida Hawlgallinta Xisbiyada iyo Ururrada Siyaasadda Somaliland ayaa maanta madaarka magaalada Hargeysa ka soo dejiyey waraaqaha codbixinta (ballot papers) ee doorashada madaxtooyada iyo tan xisbiyada qaranka ee bish » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ololaha Doorashada Somaliland oo si rasmi ah u bilowday
on Oct 19, 2024