Gobollada iyo tuulooyinka Dawlad Deegaanka Soomaalida waxaa ku wada sugan ciidammada Liyuu booliiska iyo askar ka tirsan Jabhadda ONLF oo xabbad joojin iskeed ah ku dhawaaqday.
ONLF iyo Liyu Boolis: Shalay cadaw ayey isu ahaayeen. Sidee maanta u wada joogaan ayagoo hub haysta?
on Oct 3, 2018