Jabhadda ONLF ayaa si kulul uga jawaabtay hadal la sheegay in uu ka soo yeeray taliyaha militariga dalka Itoobiya Birhanu Jula.
ONLF oo ka falcelisay hadal la sheegay inuu ka soo yeeray taliyaha militariga Itoobiya
on Sep 12, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka