Wasaaradda arrimaha gudaha Pakistan ayaa jimcihii amartay dhammaan ajnabiga sharci la,anta ah iyo kuwa haysta kaararka ee muwadiniinta Afgaanistaan inay ka baxaan dalkaasi ka hor 31-ka bishan Maarso iyadoo ka digtay in haddii kale la masaafurin doono laga bilaabo Abriil 1deeda. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Pakistan: Ajnabiga Sharci Darada ah Hanaga Baxaan
on Mar 8, 2025