Kulan u socday wasiirro ka kala tirsan maamullada Galmudug iyo Puntland ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Gaalkacyo waxaana laga soo saaray go’aanno lagu xallinayo colaad beeleed khasaare gaysatay oo ka aloosan galbeedka gobolka Mudug. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Puntland iyo Galmudug oo go’aanno ka soo saaray xallinta colaad beeleed ka aloosan Mudug
on Jan 10, 2025