Dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay waxaa magaalada Garoowe gaaryey wufuud ka kala socota beesha caalamka oo kulamo la qaadanayey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdillaahi Deni.
Puntland oo BBC-da u sheegtay qaabka ay dooneyso inuu u dhaco wada-hadal ay la gasho Dowladda Federaalka
on Sep 24, 2024