Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifataax Maxamed Cabdinuur oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa uga warramay hawlgalladda ciidamadda Puntland ay kula dagaalamayaan kooxda Daacish ee ku sugan dhulka buuraleyda ah ee Cal Miskaad ee gobolka Bari iyo duqeymo loo geystay kooxdaasi. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Puntland oo sheegtay in ay guulo ka gaartay dagaalka ay kula jirto Daacish
on Jan 11, 2025