Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa kulan ku yeeshay qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka Danjire Donald Yamamoto .
Qaar kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada oo si wadajir ah ula kulmay Donald Yamamoto.(Sawirro)
on Apr 26, 2019