Caruuskii arooskiisa lala beegsaday qaraxa gudaha caasimadda Kabul ee dalka Afghanistaan ayaa sheegay in uu niyad jabay kadib weerarkii dhimashada dhaliyay.
Qaraxii Kabuul: Caruuskii rajada beelay “ka dib weerarkii lagu hoobtay”
on Aug 19, 2019