Israa’iil ayaa waxay digniin udirtay dadka shacabka ah in ay isaga tagaan xaafadaha ku yaalla afaafka magaalada Beirut gaar ahaan dhinaca Koonfureed.
Qaraxyo laga maqlayo Beirut kadib markii Israa’iil dadka u sheegtay in isaga tagaan aagga koonfurta
on Oct 5, 2024