Qaxootiga ku nool Dhadhaab ee Kenya ayaa beeniyay inay ku lug leeyihiin xaalufin iyo ugaarsi sharci darro ah oo lagu hayo deeggaanada u dhow xeryaha qaxootiga.
Qaxootiga Dhadhaab oo beeniyey in ay wadaan xaalufin deegaan
on Oct 10, 2024
Wararka Warbaahinta Caalamka