Israa’iil ayaa sii waday duqeymaha ay ku hayso Marinka Qaza Khamiistii shaley iyada oo dhexdhexaadiyayaal Maraykan ah iyo Carabtu ay ka shaqaynayeen sidii heshiis xabbad-joojin ah oo u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas loo gaari lahaa sida ay wararku sheegaya » Akhri Qormo Dhamaystiran
Qaza: Israel oo Falastiiniyiin Kale Duqeymo ku Dishay
on Dec 20, 2024