Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii sheegay in dhaqangelinta sharciga ka mamnuucaya hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan qaxootiga Falastiin ee UNRWA inay ka shaqeyso Israa’iil “ay cawaaqib xun ku yeelan karto qaxootiga Falastiiniyiint » Akhri Qormo Dhamaystiran
QM oo ka hadashay mamnuucista UNRWA
on Oct 29, 2024