Qaramada Midoobay ayaa ka digtay in shan milyan iyo afar boqol oo kun oo Soomaali ah oo ay saameeyeen abaaro sii xumaanaya oo ka jira Soomaaliya ay halis ugu jiraan in bisha soo socoto ay wajahaan cunto yari aad u daran,
QM oo soo saartay digniin ku wajahan Soomaaliya
on Jun 5, 2019