Qaramada midoobay ayaa sheegtay Axaddii shalay in ka bixitaanka Maleeshiyada Xuutiyiinta ee Dekedaha Muhiimka ah ee Yemen ay ku dhacday si waafaqsan qorshii lagu heshiiyay.
QM: Xuutiyiintu Wey ka Baxeen Dekedaha Yemen
on May 13, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka