Minneapolis waxaa lagu soo bandhigay bug ku qoran English iyo Somali oo la baxay “Ma tihid kaligaa” oo ay qortay Xabiiba Maxamed oo ah haweenay Soomaali ah oo muddo badan macallin ka ahayd iskuullada gobolka Minnesota.
QORAAGA BUUGGA “KELIGAA MA TIHID”
on Aug 29, 2024