Koofurta Gobolka Texas ayaa weli ka mid ah meelaha ugu waaweyn ee ay u socdaalaan carruurta ka yar 18 sano jirka ee soo gala Maraykanka iyagoo aan haysan dokumentiyo sharci ah ama qof weyn oo la socda. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Qulqulka caruurta u soo tahriibaya Mareykanka oo weli socda
on Nov 22, 2024