Wararka naga soo gaaraya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in rag hubeysan toogasho ku dileen qof la sheegay in uu ka tirsanaa dadka degmada ku dhaqan.
Rag Hubaysan Oo Toogasho Kudilay Qof Rayid Ah Muqdisho Caawa
on Apr 15, 2019