Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho kaddib shirkii fashilka iyo is afgarad la’aanta ku soo dhamaaday ee magaalada Garoowe uga socday madaxda Soomaalida Shantii cisho ee la soo dhaafay.
Ra’iisal Kheyre Oo Dib Ugu Laabtay Muqdisho kaddib Shirkii Garoowe.
on May 11, 2019