Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta xariga ka jaray Masjid cusub oo laga dhax dhisay xarunta Hay’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Oo Sarigga ka jaray Masaajid Loogu Magac Daray Axmed Saleebaan Dafle Oo Laga Hirgaliyay Xarunta NISA.
on May 24, 2019