Ra’iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay guddiga qaban-qaabada Xuska Maalmaha Xorriyadda.

Submitted by on Jun 9, 2019

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta magacaabay guddiga qaban qaabada xuska sannad guurada 59-aad ee maalmaha xorriyadda Soomaaliya ee 26-ka June iyo 1-da July.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment