Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa soo magacaabay wasiiru dowlaha wasaaradda qorshaynta iyo wasiir ku-xigeenka waxbarashada kadib markii dhawaan ay xilkan iska casileen laba xubnood oo horay u hayay. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Ra’iisul Wasaare Xamza oo beddelay wasiiro is-casilay
on Nov 5, 2024