Aabe u dhashay dalkaasi Canada ayaa Twitter-ka soo dhigay qoraal uu welwel ugu muujinayay wiilkiisa oo 11 sano jir ah oo aysan dhalashadiisa soo xaadirin saaxibadii laakin naasib wanaag qoraalkaasi ayaa dad badan soo jiitay oo aad looga falceliyay.
Ra’isul wasaaraha dalka Canada oo hambalyo u diray wiil yar oo xafladdiisa dhalashada kali ku noqday
on Nov 5, 2019