Real Madrid ayaa ogolaatay heshiis £150 milyan ah oo ay kula soo wareegayso ciyaaryahanka weerarka uga ciyaara kooxda Chelsea ee Eden Hazard.
Real Madrid oo 150 Milyan oo Gini kula soo wareegaysa Eden Hazard
on Jun 8, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka