Deegaanada xeebaha bari ee Punland ee Soomaaliya ayaa xalay ilaa iyo saakay waxaa laga soo sheegayaa roobab dabeylo iyo daadad wata oo maalmahan laga sii digayay.
Roobab dabeylo wata oo ka billowday Puntland
on Dec 6, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka