Roobab mahiigaan ah oo Saacado badan ka da’aayay magaalada Muqdisho ayaa sababay dhimashada Laba Ruux iyo burburka waddooyin waa weeyn oo kuyaala magaalada Muqdisho. » Akhri Qormo Dhamaystiran
Roobab Saacado badan qaatay oo ka da’ay Magaalada Muqdisho
on May 10, 2025