Roob xoog badan oo ka da’ay gobollada Puntland ayaa sababay in waxyeelo ay soo gaarto wadada laamiga ah ee isku xirta gobollada Puntland.
Roobab waxyeello gaystay oo ka da’ay Puntland
on May 31, 2019
Wararka Warbaahinta Caalamka