Ruushka: 41 Qof Oo ku Dhimatay Shil Diyaaradeed.

Submitted by on May 6, 2019
← →

Inta la xaqiijiyay 41 qof ayaa ku geeryootay diyaarad laga leeyahay dalka Ruushka oo uu dab qabsaday xilli ay hawada gashay ka hor inta aysan si deg deg ah u caga dhigan garoonka diyaaradaha Sheremetyevo ee magaalada Moscow.

 » Akhri Qormo Dhamaystiran

Leave a Comment